![]() |
Peace Leaders |
![]() |
| Prof. Omar Sheik Osman |
![]() |
| Col. Hussein Musse Abdi |
| A Song for Somalia |
| Abwaan Sahal Moalim Ciise Somalia Peace Conference |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
- Home
- Achieved
- Audio Files
- Contact Us
- Future
Projects
- Gallery
- History
- Human Rights
- Links & Partners
- Our Method
- Peace & Development Research
- Poola Community
UK
- Projects
- The
Geledi Sultanate
![]() |
|
|
| Website Hosted by Free Virtual Servers |
|
|
![]() |
![]() |
||
|
|
|||
|
|
|||
|
|
Home | Login | Visitors online = 3
|
POOLA/VOLUNTEERS ASSOCIATION has been involved in the assistance to the poor people, since its constitution in the year 1994.
The Association is dedicated to a Somali lady who spent her life in the protection of the people in need, especially children and women. She was named `Poola' - which means 'pure':
|
| News Updates |
Cuduro kala duwan iyo nafaqo la`aan ayaa ka taagan kaamamka barakacayaasha magaalada Muqdisho kuwaas oo dabargoyn ku haya caruurta ku nool kaamamkaasi read more...
Talaado, Oktoobar 04, 2011 (poola) — Sida ay xaqiijinayaan ilaha caafimaadka Muqdisho 79-ruux ayaa ku dhintay qarax lala beegsaday dhismaha wakaaladdii hargaha iyo saamaha Soomaaliya oo ay daggan yihiin dhowr wasaaradood oo ka tirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas 100-qof oo kale. read more...
Xarrakada Al-shabaab ayaa shalay ku qabatay duleedka Muqdisho salaad-roondoon ah oo Alle looga baryay inuu raxmaddiisa kusoo shubo dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu halakeeyeen, waxaana ka qaybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Xarakada. read more...
Maanta oo ah 16/01/20011, waxaa si rasmi ah loo furay Jaamacadda Shabeellaha Hoose waxeeyna ka furantay magaalo madaxa Gobolka Shabeelladha Hoose ee Marka. Xafladaa waxaa lagu qabtay Xarunta Jaamacadda ee Marka saacaddu markeey aheed 04:00 PM, waxeeyna socotay ilaa 05:45PM. read more...
Jalbo Diimeed qofkey hayso Jamecadii Bardheer ayaa la geynaa. Jani qofki Xaayo Jowhar ayaa la geynaa. Jahwarer qofkii hayana Bosaso ayaa lageyna.Jacel Qofkii xaya Janaale ayaa lageyna. Jamaal badan Waliya aan jeclana Abaar ayeey la jiiftaa Jaliilow Ilahow Juucan naga bihi.
Horudhac Ka dib markii muddo dheer si gooni gooni ah loo hadal hayay inay muuhim tahay in Gobolka Shabeelaha Hoose uu yeesho Jaamcad; Ka did markii la arkay in gobolo badan oo dalka ka tirsan u kaceen aqoonyahankoodii gudaha iyo dibidda ayna hirgeliyeen Jaamacado Goboleedyo; Ka dib markii la orgaaday fursadda jiilka soo korayo ee gobolka ka soo jeedaan ay haystaan ee waxbarasho heer jaamacadeed ah ay aad u yar tahay xaaladda dhaqaale awgeed;Ka dib markii la dareemay in bulshada ku dhaqan gobolkan deg deg loo horumarin karo haddii la horumariyo aqoontood;Ayaa waxa maanta oo taariikhdu tahay 20ka Maay 2010 shir isugu yimid Hotelka Bakiin ee magaalada Muqdishu aqoonyahano ka soo jeeda gobolka shabeelaha hoose si ay u lafaguraan arrinta kor ku xusan oo ah Asaasidda Jaamacad gobolku leeyahay. Dadka Shirka ka soo qabgalay waxay kal yihiin: read more...
|
Qolka aqoon isweydaarsiga
Mahaa Ka qabta Federalka? Maqaalo Using Force to Help a Gentle People: Once U.S. troops secure the aid lines, the people in the hardest-hit area are capable of resuming productive, orderly lives. Ogeysiis Maamul loo sameyn doono Gobolada Koonfureed Dhawaan, Afkaar Alfu leyl wal leyladii- Lamada Shariif -Kun habeyn iyo hal habeykii: waa Tii Ali iyo Caydiid-1991 Hidaha iyo Dhaqanka Diinta BBC News Links Aminarts Banooda Daafeet Diinsoor Midnimo Shacabka Somaliweyn |








