Peace Symbol

Peace Leaders

Brother of Osman
Prof. Omar Sheik Osman
Spacer
Colonel Abdi
Col. Hussein Musse Abdi
Spacer
A Song for Somalia
Spacer
 
Abwaan Sahal Moalim Ciise
Somalia Peace Conference
Spacer
image divider image divider
bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)
image divider
english flag      somali flag
menu divider
contact link
menu divider
Website Hosted by Free Virtual Servers
menu divider
 
  left logo first image  
   
image divider
image divider
|  Home  |  News Updates  |

 

Sababaha oow u guuleysanaayo Shirka Baydhaba:

 

Waa shirkii ugu horeyey shacab Somaliyeed ay maal galiyaan, waa shir lagu maal galiyey Dhididka umaada ugu wax soo saar badan Somalia. Shirkaan waxshaqo ku leheyn Ururudada Caalmiga, iyo Dawlaha ku diriskana ma jiraan .

Shirkaan Waxaa loo dhigey Dabandaabyo badan waana ka samatahey, waayo hantida la galiyey waa hantidii Dadweynaha waa xalaal DHAB ah. EBBEna xalasha ayow u xiilinayaa:

 

1.Shirka waxa dhaqaalihiisa bixiyey –Shacabka Koonfur galbeyd. Waxuuna socdaa ku dhawaad lama 2 sano. Waxaa ka soo qeyb gashey wufuud gaareyso 2000 qofood.

2. Goobta shirka oo ah Baydhaba waa goobtow ka dhacey Xasuuqii abad ka dhaca gees Africa. hadana Baydhaba Jananey waa magaladii, Diinta, Janada, Nabada , Wax soo Saarka iyo Bani’adamnimda.

3.Shirka waa Rabitaanka Umaada

4.Shirka waxaan u dhan Somalia oo Idil.

5.Hogaanka Shirka waxaa u haayo Odyaal dhaqaamedka iyo Cururda Bulshada

6.Amaanka shirka waxuu sugoohaayo dadka deegaanka.

Cadawga shirka ugu weyn:

(Misaar waxey tiri, “Geedow Adiga ma I goyn leheyn ,gabalkeyga hadan kugu daab naan lehey”. Kuwa u degaanka udhashey amahaku jiraan Dawlada ama shacab ahaadano, kuwaas ka doorbidey horumar umadooda Darajo iyo Dolar ,doorteyna in ay jaran jaro ka dhintaan lafaha umadooda. Waxaan leenahey kiin dhuumanyey Dhabarka muuqdey, waa dharaar lagu dhowrayow, Dadkaaga dhinaca karaan.

Umadaan waxeey soo aragtey cadow kala midab ah ay ka miyhiin; Musalinigii Taliyanigaoo AfgambiyeyBoqortooyada GELEDI,Gen.Aydiid,Afgambiyey DawladiAvv.Husey, Abdiqasim Salaad Hassankiiafgambiyey Dawladi Col.Hassan(Shaati gaduud)iyo kuwo hadeer doonayoo in ay Afgambiyaan Dawlada koonfur Galbeed ee hadeer.

Waxaan Afbuuxo ku leenahey, aana u digeyna Cadawganoocyadiisa kala duwan , waqtiga wakhtiigi ma aha,dadkana dadkii ma ahaa. Hadeer waji kastoo aad kutimaadaan diyaar ayaa loo yahey, ama DAGAAL , ama NABAD

Rabitaanka Umada ayaa sareeyo:Xokunkawaa dhacey, kutubadanawaa la laabey, Qalimadawaa koryeeley.

Cadalada, Nabad, Horumar iyo Guul Ayaan idinku dhafey.

Prof.Mayow Iidow